Labo qof oo ku dhimatay Magaalada Burco iyo 11 dhaawac ah ka dib markii..

Dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay shil xalay ka dhacay agagaarka degaanka Beer oo dhanka Bari kaga toosan Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer. Shilka Gaari ayaa yimid kadib markii ay fooda isdareen Gaari Bas ah iyo gaari kale waxaana ku dhintay laba Ruux halka ay ku dhaawacmeen 11 Ruux oo kale, kuwaasoo kala saarnaa … Continue reading Labo qof oo ku dhimatay Magaalada Burco iyo 11 dhaawac ah ka dib markii..